Jadwalka Doorashada Madaxweynaha iyo Ku xigeenkiisa Hirshabeelle oo la Shaaciyay.  

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ka Dib Shir Jaraa’id oo ay Maanta Ku Qabteen Magaalada Jowhar Guddiga Doorashada Hirshabeelle ayaa Waxa ay ku Shaaciyeen Jadwalka Doorasho ee Madaxweynaha iyo Ku Xigeenkiisa Maamulkan Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here