Salaxyada  Kubadda Cagta Lagu Ciyaaro  oo Jowhar ku Soo Badanaya.

0
168

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaafada Horseed ee Magaalada Jowhar waxaa ku yaala Garoon foster ama Salax ah oo lagu ciyaaro kubadda Cagta Xilliyada Habeenkii  waxaa loogu Magacdaray Alle ha unaxariiste Xildhibaankii dowladdii KMG Ahayd ee Soomaaliya mowliid Macaani  Maxamuud.

Garoonkani ayaa la Dhigay  Cowska Macmalka ah ee Garoomada Caalamka la Fidiyo waxaana qiyaasti kubadd ku Ciyaari karta illaa iyo 10 Ciyaartoy waxa uu  leeyahay meel ay Taageerayaasha fariistaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here