Maamulka Cisbitaalka Mahadaay oo  Taageero Dalbaday.

0
223

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilli Bulshada ku nool Degmada Mahaaday ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ay  Heysato Xaalado Dhinaca Caafimaadka ah ayaa waxaa Hadana Muuqata Gaabis Ku yimid adeegyadii Caafimaad ee uu Bixin jiray Cisbitaalka Degmadaasi oo ah Xarunta Kaliya ee ay ku Tiirsanyihiin Dadka Kunool Mahadaay iyo Deegaanada Hoostaga.

Isbitaalka ayaa ka Kooban Saddex Qeybood oo Wax loogu Qabto Bukaanada Adeegyada Caafimaad u Doonta Cisbitaalkaasi Sida uu Sheegay Dr Cabdulqaadir Faqay Faarax oo ah Dhaqtar ka Howlgala Cusbitaalkaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here