Ganacsatada Qudaarta ku iibiya Jowhar oo Dalbaday in loo dhiso goobo ay ku Ganacsadan.  

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qudaarta iyo Dalagyada kale ee Laga Isticmaalo Jowhar inta ugu badan waxaa laga keenaa DhulBeereedka Tuulooyinka Hoosyimaada Degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Beeraley Haween iyo Rag isugu jira ayaa Suuqyada Jowhar Qudrada kaga Ganacsada inkasto ay ku badanyihiin Haweenka kuwaas oo Nolol Maalmeedka Qoyskooda ka Raadsada

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here