Shacabka Jowhar oo Soo Dhaweeyay Guddoonka Cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle.

0
171

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ka Dib Markii la Doortay Guddoonka Cusub ee Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Waxaa Masuuliyiinta Cusub Soo Dhaweeyay Qaar kamid ah Bulshada Magaalada Jowhar Kuwaas oo Rajo Wanaagsan ka Muujiyay in Waxbadan ay ka Qaban doonaan Xaaladaha Deegaanada Hirshabeeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here