Maamulka Dugsiga Imaamu Shaafici oo Bilaabay Wacyigalinta Badqabka Ardayda.

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Horaanta Bishii September ayay ahayd Markii Dib loo Furay iskuulada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle Waxaana Xilligaasi Wixii ka Dambeeyay ay Maamulada Iskuulada Billaabeen in ay Xuujiyaan Bad qabka Ardayda.

Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Imaamu Shaafici ee Magaalada Jowhar ayaa Sheegay in ay Sameeyeen Nidaam ay Ardaydooda uga Ilaalinayan Xanuunka Covid-19 oo Dunida Saameeyay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here