Gudoonka Baarlamaanka Hirshabeelle iyo Ku Xigeenadiisa oo La Doortay.

0
171

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta Dooratay Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Labadiisa Ku Xigeen Waxaana Murashaxiinta ay tiradoodu ahayd 6 Musharax.

Xildhibaanada Hoolka ay Doorashada Ka Dhaceysay ku Sugnaa ayaa Gaarayay 98 Mudane sida ay Xaqiijeen Gudoonka Doorashada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here