Jowhar – (Radio Isnaay ) – Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Maamul Gobaleedka Hirshabeelle ayaa kahadlay Saameynta Masiibooyinka Dabiiciga ah ee kajira Deegaanada Hirshabelle
Cabdi Mahad Cabdullahi Qoorgaab oo ah Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle ayaa Sheegay in ay jiraan dhibaatooyin uu Sababay Ayaxa iyo Daadadka Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.
Warbixintan Waxaa inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.