Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Maanta Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle lagu Wadaa In lagu Qabto Doorashada Gudoonka Baarlkaamnka Labaad ee Maamulka Hirshabeelle.
Illaa iyo Lix Musharax ayaa U Taagan Qabashada Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Labadiisa Ku Xigeen Waxaana Qaban Qaabada Doorashada ay Ka Socotaa Hoolka ay ka Dhicidoonta Doorashadaasi.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.