Roobka Deyrta oo Saameeyay Ganacsiga Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilli Roobka deyrta uu biiyo dhigay Xaafadaha iyo Wadooyinka Suuqyada ganacsi ee Magaalada Jowhar ee Caasimaadda Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle islamrkaana Wadooyinka Qaar ay Burbur ka muuqdaan ayaa Ganacsatada iibiya rashiinka qutul daruuriga iyo kuwa ka shaqeeya dhar tolista waxa ay shegeen in ganacsigooda uu hoos udhaco marka xiligan la gaaro madaama Dadka macamiisha ah ay ku adagtahay soo galidda Suuqa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here