Ururka Naafada Degmada Jowhar oo Dalbaday in Shaqo Abuur loo Sameeyo.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadkan oo isugujira kuwalaxaadkala,iyo kuwa arraga la ayaa sheegay in aysan bulshada kahelin tixgalintii ay kulahayen waxaana jirta  in loogu yeero magacii ay lahaayeen mid kaduwan oo dhaawicikarta shaqsiyadda qofka.

Xasan Xaaji Cabdulle oo ah Xoghaayaha Naafada Degmada Jowhar ayaa dhankiisa sheegay in ay bulshadu ugu yeerto macallin jeeri.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here