Khudbadaha Murshaxiinta Gudoonka Baaralamaanka Hirshabeelle oo Maanta la Dhageysanayo.

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Talaado ah kulan ku yeesheen magaalada jowhar, waxaana hortagaya musharixiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle iyo labadiisa kuxigeen.

Sida ku cad Jadwalka ay dhawan shaaciyeen guddiga doorashada Guddoonka baarlamaanka Hir-Shabeelle isla Maanta ayaa la soo geba-gabeyn doonaa khudbadaha musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here