Fataahada Wabiga Shabeelle oo Saameysay Ganacsiga Magaalada Jowhar.

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa Saameyn ballaaran ku yeeshay Isku Socodka wadada isku xirta Magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho waxaan Istaagay Gawaarida Xamuulka ka soo qaadijiray Magaalada Muqdisho Maadaama Wadada laamiga oo Horay u Bur bursaneyd ay Hadda Daadadka Fatahaadaha Saameeyeen Baabuurtuna ay Ku Shaqeeyaan Qaab kala Wareeg ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here