Doonyo Kalluumeysi iyo Dadkii Saarnaa oo lagu La’yahay Xeebaha Ceelmacaan.

0
156

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaanka Ceelmacaan ee Gobolka Shabeellaha Dhexe waa Deegaan Ballaaran oo Magaalada Muqdisho u jira 35 Km dhinaca Bari.

Sanadii 1991kii ayey noqotay Deegaan Shansano kadib xilligii la dagay Ceelmacaan waxa ay noqotay isha dhaqaale ee kofurta Soomaaliya Maadaama waqtigaas ay xerneyd dekada Muqdisho oo ay saameyeen burburkii dalka kadhacay.

Maxamed Macallin yuusuf waa kalumeyste ku nool Ceelmacaan Waxa uu Sheegay in ku dhawaad 20 maalin ay la’yihiin Doonyo Kalluumeysi iyo dadkii saarna.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here