Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shariif Shiikh Axmed Madaxweynahii Hore ee Soomaaliya ayaa Maanta Soogaaray Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.
Markii uu Soo Gaaray Magaalada Jowhar ayuu Warbaahinta la Hadlay isaga oo Sababaha ugu Ballaaran ee Safarkiisana Ku Sheegay Xalinta Beelaha Qaar ee Dega Hirshabeelle oo ka Cabanayay Nidaamka Soo Xulista Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Maamulkani.
Warbixinta Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.