Hirshabeelle oo laga  Dalbaday Dhameystirka Qoondada Haweenka.

0
156

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Farxaan Cumar  Carte oo ah Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Hiiraan oo howlo shaqo u joogta Magaalada Jowhar ayaa Soo Dhaweysay  Habraacii loo maray Soo Xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Labaad ee Hirshabeelle waxaana ay Soo Hadal Qaaday in Loo Maray Qaabkii ugu Wanaagsanaa.

Sidoo kale Gudoomiye Farxaan ayaa sheegtay in Madaxda Hirshabeelle ay ka Rajeynayan Soo Dhameystiridda Xubnaha ka Dhiman Gabdhaha Baarlamaanka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaan Inoo Soo Jeedineysa :-  Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here