Banaanbax looga Soo Horjeedo Hadalkii Madaxweynaha Faransiiska oo jowhar ka Dhacay.

0
158

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Laga soo Bilaabo Xaafada Horseed illaa Wadada Aada Badda Cas ee Xaafada Hanti wadaag ee Magaalada Jowhar  ayay lugta ku Mareen Dibad Baxayaashaan  ka Koobnaa Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada Magaalada Jowhar iyaga oo ku Dhawaaqayay Erayo ay kaga Soo Horjeedaan Gafkii uu Madaxweynaha Faransiiska u Geystay Suubanaheena Muxamed Nabad galyo iyo Naxariis Eebe  Dushiisa ha yeelee.

Warbixinta Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here