Xildhibaanada Cusub ee Hirshabeelle oo Lagu Dhawaaqay.

0
169

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddiga farsamada iyo dhismaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa xalay saqdii dhexe ay ku dhawaaqeen liiska Xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee Maamulka Hir-Shabeelle, kuwaas o xulistooda maalmihii la soo dhaafay ay socotay.

Xildhibaannada lagu dhawaaqay oo tiro ahaan gaaraya ilaa 90 Xubnood, kuwaas oo u badan Dhalinyaro, waxaana soo xulay Odayaasha Dhaqanka ee degaannada Hir-Shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here