Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurka Duumada oo ka mid ah Cudurada ka dhasha Biyaha haraadiga ah ee Wasaqeysan ayaa Waxa ay Soo Ridatay Dad ku Nool Tuuladaasi Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Gudoomiye Nuux Aadan.
Bukaanada ay Soo Ridatay Duumada ayaa Qaarkood lasoo Gaariiyay Cisbitaal Goboleedka Intersoos ee Magaalada Jowhar Halkaas oo Xaaladooda Caafimaad lagula Tacaalayo.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.