Isu Imaatinka Goobaha ay Dadka ku Badanyihiin ee Magaalada Jowhar oo laga Digay.

0
137

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa siikordhaya taxadar la’aanta kamuuqata goobaha ay dadka Isugu Yimaadaan Taas oo ka Qeyb qaadan karta Faafinta Cudurka Saf marka ah ee Covid-19.

Inta Badan Goobahaasi kama Muuqato Dadaalada lagu Xakameynayo Faafidda Xanuunka Covid-19 Waxaana ay Qaarkood dadkaasi oo aan lakulmay ay ii sheegeen in aysan Xeran Karin Afxirka iyo Galoofiska Gacmaha Sababo Laxiriira In Macaamiishooda ay iyaga ka shakiyaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here