Qoysas Horleh oo ka Barakacay Tuulada Tuugaarey Ee Duleedka Jowhar.  

0
164

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ibraahim Cali Maxamuud iyo Qoyskiisa oo kakooban 8 Ruux oo markii hore katagay Tuulada Tuugaarey oo Kamid ah Tuulooyinka hoosyimaada Degmada Jowhar ayuu sheegay in ay Saddex goor u barakacen Magaalada Muqdisho isaga iyo Qoysas kale kadib markii ay  Biyaha Fatahaadaha ka Dhashay Cagta mariyeen Beerahii iyo Guryahii ay Deganaayeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama  Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here