Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo kaalmo ka Dalbatay Hey’adaha Samafalka.

0
173

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilli Fatahaadaha Wabiga Shabeelle Saameyn Balaaran ay ku yeesheen Qoysas dan yar ah oo guryahoodii ka barakacay, wax Soo Saarkii Beeraha iyo isku Socodka Deegaanada Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle ayaa Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeele waxa ay sheegtay in ay Wado Qorshe lagu Caawinayo Dadka ay Fatahaadu Saameysay iyo Sidii Looga Gaashaaman lahaa Fatahaadaha Cusub.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here