Xaafado Ka Tirsan Magaalada Jowhar oo Fatahaad looga Barakacayo.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaafada Buula Shiikh oo ka mid ah Xaafadaha Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa Saameyn ku yeeshay Biyo baxo ka soo burqatay Tuulooyin dhinaca Waqooyi  ka xiga Xaafadaasi,

Gudoomiyaha Xaafada Buula Shiikh ee Magaalada Jowhar Cabdi Bariise Maxamed ayaa Radio Isnaay u sheegay in ay wadaan Dadaalo ay kaga Hortagayan biyaha ku Fatahaya Xaafadaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinayo :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here