Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo kala Xiray Jowhar iyo Tuulooyinka ku Xeeran.

0
161

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaarka mid ah  Ragga ku shaqeysta Mooto Bajaajta oo aada Tuulooyinka ayaa sheegay in aysan heli Karin lacagahii ay markii hore helijireen waxaana gabi ahaanba go’an wadooyinkii ay marilahaayeen kadib fatahaado iyo robabakii deyrta oo  Is biirsaday.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :-  Maryama sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here