Maamulka Cisbitaalka Degmada Balcad oo Taageero Dalbaday.

0
127

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilli Degmada Balcad ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe ay kajirtay dhibatooyin Caafimaad ayaa dhowr bilood kahor waxaa dib udayactir lagu sameeyey Cisbitaalka guud ee Degmadaasi.

Cisbitaalkan oo ah Xarunta ugu Weyn ee Caafimaad oo ka jirta Degmada Balcad Waxaana ay Maamulka Cisbitaalkaasi Codsadeen in laga taageero Dawooyin ay ku Howlgalaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here