Hirshabeelle oo ka Hadashay  Saameynta Xanuunka Dillaaga ah ee Covid-19 .

0
127

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isu duwaha Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Cabdulqaadir Ibraahim oo la Hadlay Radio Isnaay ayaa Sheegay In Xanuunka  Covid-19  uu  Saameyn  Ballaaran ku Yeeshay Waxbarahsda  iyo  Adeegyada  Bulshada.

Wuxuu Tilmaamay in Markii Cudurkani uu Soo Galay Soomaaliya uu Galaaftay Nolosha Masuuliyiin ka Mid ahaa Barlamaankii Hirshabeelle oo Xanuunkaasi u Geeriyooday.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here