Fanaanad Caan ah  oo ku Geeriyootay  Magaalada  Muqdisho.

0
148

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Alle ha u Naxariistee waxaa goordhweyd Magaalada Muqdisho ku Geeriyootay Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ka mid aahyd fannaaniinta ugu Caansan  Soomaaliya.

Baxsan ayaa ka mid ahayd Fannaaniinta dalka aan ka bixin tan iyo Bur-burkii dowladda Soomaaliya ee Maxamed Siyaad Barre uu Madaxweynaha ka ahaa, waxaana lagu xasuusataa Saynab Xaaji Heesaha Guubaabada ah ee ku dhiirra Galin jirtay Ciidanka Xoogga Dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here