Xanuunka Jadeecada oo  Carruur ku Soo Ritay Tuulada Xudur Ciise.

0
169

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Dadka kunool Tuulada Xudur Ciise oo kamid ah Tuulooyinka hoostaga Degmada Mahadaay islamarkaana la Daalaadhacayay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa waxaa Xilligan Soowajahay Xaalado Caafimaad Dari ah.

Xanuuno ay Jadeecada iyo Duumada kamidyihiin ayaa Sooritay Carruur ay Da’doodu kayartahay 5 Sano sida uu Idaacadda Isnaay u sheegay Gudoomiyaha Tuulada Xudur Ciise Xasan Maxamed Abuukar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here