Qoysas Dib Ugu Laabtay Tuulooyinkii ay Horay u Saameeyeen Fatahaadaha Wabiga.

0
141

Jowhar- (Radio Isnaay) -In ka badan 300  qoys oo deganaa Tuulada kulmis – weyne oo hoostagta Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa la soo sheegaya in ay ka Barakaceen ku dhawaad 150  qoys guryahii ay Deegaansanayen kuwaas oo qaarkood ku soo noqday tuulooyinkoodii iyaga oo fara maran.

Cali Maxamed Xasan oo ka mid ah Waxgaradka Tuulada kulmis – weyne ayaa Radio Isnaay u sheegay waxa Sababay iney ku soo noqdaan Tuulada iyadoo reerka intoodii kale ay ku maqanyihiin duleedka Magaalada Muqdisho iyaga oo barakac ah.

Warbixintan  Waxaa  Inoo Soo Jeedineysa:- Maryama Shiikh Cabdi. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here