Kormeerihii Shirkaddii Biyaasa Jowhar oo Ka Hadlay Wax soo Saarkii Shirkaddaasi.

0
126

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wax Soo Saarka Dalka kuma koobneyn oo kaliya beeraha ee waxaa jiray waagii barisamaadka Magaalada Jowhar in Warshadihii kuyiilay ay Soo Saarijiren waxyaabo badan oo hadda dibadda laga keeno.

Warshadii Biyaaso waxaa la Aas aasay Sanadkii 1972 dii Xilligaas oo ahayd Waxyar ka dib Markii ay Xukunka Dalka ay la Wareegtay Dowladdii Kacaanka ee Maxamed Siyaad Barre.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here