DRC oo Haamo Biyo lagu Keydiyo ugu Deeqday Dadkii ka Barakacay Fatahaadaha Baladweyne.

0
169

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – He’yada DRC ee laga leeyahay  dalka Denmark ,isla markaana ka shaqeysa arimaha gargaarka iyo qaxootiga ayaa sheegtay in ay qeyb ka tahay dadaalada loogu gurmanayo dadka fatahaadaha ka cararay ee degan duleedka magalaada Beledweyne .

DRC waxay tilmaantay in ay halkaasi geysay haaman biyaha lagu keydiyo oo meeshii la doono loo qaadi karo, Waxayna  sheegtay in ay Gurmadkani ka faa’iideysan doonaan 1,1998 qof kuwaas oo biyo nadiif ah heli doona.

Warkan waxaa inoo Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here