Gudoomiyaha Kaamka Jilyaale ee Magaalada jowhar oo Gurmad ka Dalbaday Hirshabeelle

0
143

Jowhar – ( Radio Isnaay ). kadib markii uu Roobka Deyrta Dhawaan ka Curtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle  ayaa Waxaa uu Saameyn ku yeeshay Hoyga Barakacayaasha ku Nool Kaamka jilyaale ee Xaafada Horseed.

Gudoomiyaha Kaamka Jilyaale Maxamed Gacal Maxamuud oo la Hadlay Idaacadda Isnaay ayaa Maamulka Hirshabeelle Ka Dalbaday in Gurmad lala Gaaro Dadka Ku Nool Kaamkaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here