Xildhibaan ku Baaqay in la Tayeeyo Waxbarashada Deegaanada Hirshabeelle.

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tan iyo Markii la Shaaciyay Natiijada imtixaankii ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa isa Soo taraya Baaqyada loo jeedinayo bahda Waxbarashada Taas oo ku Aadn  sidii lagu hormarin lahaa Tayada Waxbarasho ee Dugsiyada ay gacanta ku heyso Hirshabeelle iyo kuwa Gaarka loo leeyahay sida uu sheegay Wasiir kuxigeenka Ganacsiga Hirshabeelle Xildhibaan Maxamed Yuusuf Colow.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here