Beeraleyda Magaalada Jowhar oo Bilaabay Tacabka Dalaga Bariiska.

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleeyda gobolka shabeellaha dhexe ayaa xiligan udiyaar garoobay in ay beeraan Dalaga Bariis Cadaha Xilli lagu guda jiro waqtiga tacabka ee deyrta taas oo ka caawineysa iney ka hortagaan Dhibaatooyinka  fatahaadaha  madaama dalaga bariiska uu iska Caabin karo biyaha badan.

Yacquub Buulle Cali waxa uu ka mid yahay Beeraleyda Gobolka Shabeellaha Dhexe  waxa uu sharaxaya Xilliyada la tacbado dalagyada jowhar ka baxa isaga oo sheegay in dalag kasta uu ku xeran yahay cimilada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here