Rinjiile Bilaabay Ka Ganacsiga Waxyaabaha ay Dumarka Isku Qurxiyaan.

0
163

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Aadan Lixle Cosoble oo ah 45 Sano Jir laba Xaasle ah ayaa Bilaabay ka Ganacsiga Waxyaabaha ay Dumarka Isku Qurxiyaan Si uu Nolosha Qoyskiisa Ugu Maareeyo Lacagaha Ka soo gala Ganacsigaasi.

Aadan ayaa Horay u ahaa Xirfadle ku Shaqeysta Rinjiilenimada waxaana uu hada bilaabay in uu ku Shaqeysto Ganacsigaan yar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here