Roobka Deyrta oo Saameeyay Isku Socadka Gaadiidka Jowhar iyo Muqdisho.

0
138

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Iyada oo lagu gudajiro xilli Roobaadka Deyrta ayaa Waxaa Jira dhibaatooyin ay kala kulmaan wadada isku xirta Muqdisho iyo jowhar Darawalada kaxeeya Gawaarida Dad weynaha ee kusafra wadada taas oo ah in Biyo ay fadhiisteen wadada Maadaama ay Bur-bursaneyd muddo Dheer.

Cabdullahi Abuukar Maxamed oo Kamid ah Darawalada kaxeeya Gaadiidka  dadweynaha ee loo yaqaano Caasiga ayaa Radio isnaay kaga war bixiyay sida ay tahay xaalada wadada isku xirta Magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here