Beeraleyda  Jowhar oo Wada Dadaalo Dib loogu soo Celinayo Wax soo Saarka Gobolka.

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilli Beeraleyda Gobolka Shabeellaha Dhexe ay ku gudajiraan waqtiga tacabka ee deyrta ayaa waxaa socda dadaalo ay kudoonayan iney ka soo kabtaan qasaarihii  ay u geysteen Fatahaadaha Wabiga  Shabeelle.

Qubarada kahadla arimaha Beeraha ayaa kutalinaya in laga faa’ideysto xilligan lana sameeyo foojignaan dheeri ah si markale dhibaato loo arkin.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here