Beeraleyda Dalaga Qasabka oo ka Hadlay  Saameynta Fatahaadaha Wabiga.

0
154

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatada Suuqa Magaalada Jowhar ku iibiya Dalaga Qasabka ee kakeena Qaarka tirsan Beeraha Tuulooyinka hoosyimaada Jowhar ayaa waxa ay kahadleen saameynta ballaran ee ay ku yeelatay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle Ayago sheegay in Eysanjirin isku Socod ganacsi.

Cabdi Jamaal maxamed waxaa uu ka mid yahay Beeraleyda Tacba Qasabka ee Suuqa u iibgeeya marka uu soo go’o waxa uu ka warbixiyay Ganacsiga Qasabka iyo Saameynta Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here