Dadaalo Sare loogu Qaadayo Waxbarashada Dhalinyarada oo ka Socda Jowhar.

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cabdi waaxid Abuukar Cali oo ka mid ah Dhalinyarada aqoonyahanada ee kunool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in Muhiim ay Tahay Sidii Dhalinyarada Gobolka Shabeellaha Dhexe ay uga Qeyb qaadan lahaayeen Waxbarashada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here