Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo ka Digtay Halista Cusub ee Covid-19.

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiiru dowlaha wasaradda caafimaadka hirshabelle dr muxudiin mukhtaar aya sheegay in qalabka lagu baaro dadka qaba xanuunka covid19 u yaalo xafiiska isbitaal goboleedka hirshabelle si baaritaano logu sameyo dadka qaba xanunka covid19 ama loga shakiyay.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle ayaa ugu Baaqay Shacabka ku Nool Deegaanada Hirshabeelle in ay Isticmaalaan Af xirka Si looga Fogaado Faafidda Xanuunkani.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here