Dhaqtar  Kunool Jowhar oo ka Hadlay Shakiga la galiyay Isticmaalka Sharoobada  Ibugesic.

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mudooyinkii dambe Waxaa Baraha Bulshada ay ku Xiriirto kasocday hadal heyn ku aadan in Isticmaalka Sharoobada  Ibugesic ee la siiyo ubadka Xumadda ay Heyso ay keeni karto Dhibaato Caafimaad oo horleh waxaana ay Dadka Qaar tilmaamaan in laga Helay Sharoobadaasi Quraarado Shiidan Sida ay Hadalka u dhigeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here