Guddiga Masjidka Salaam ee Jowhar oo Dalbaday in la Dayactiro Masjidkaasi.

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaarka mid ah guddiga Masjidu Salaam ee Magaalada jowhar ee Caasimadda Maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa waxa ay Codsi u direen Dadka Muxsiniinta ah ee jecel kheyrka in ay kaqeyb Qaataan Dayactirka Masjidu Salaam.

Shiikh Cadoow Ibraahim oo ka mid ah Guddiga Masaajidka Salaam ayaa Sheegay in Masjidka uu u Baahanyahay Dayactir dhan walba ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here