Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kaamka Shiikh Cumar waxa uu ka mid yahay kaamamka kuyaalla Xaafada Horseed ee Magaalada Jowhar Dadka kunool waxaa heysato Xaalad adag oo dhanka Nolosha ah sida uu isnaay Radio u sheegay Gudoomiyaha kaamkaasi Maxamed Shiikh Cumar .
Barakacayaasha Ku Nool Kaamkaasi ayaa Hada Waxaa ugu Daran ee ay Dalbanayaan Kamid ah Hooy Cuno Dawo iyo Mara Kaneeco.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.