Xaflad Abaal Marin ah oo lagu Qabtay Dugsiga Shiikh Mxamed ee Degmada Mahadaay.

0
165

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabad Abaalmarin lagu gudoonsiinayay Ardaydii kaalmaha Sare ka galay Imtixaankii ay qaaday Wasaaradda Waxbaarshada Dowladda Soomaaliya ayaa Waxaa lagu qabtay Dugsiga Hoose,Dhexe iyo Sare ee Shiikh Maxamed Shiikh Maxamuud oo kuyaalla Degmada Mahadaay ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe.

Xafladda Waxaa Ku sugnaa Masuuliyiin ka Socotay wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe kan Degmada Mahadaay Walidiin Macallimiin Arday iyo Marti sharaf kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:-Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here