Tartan Kubadda Cagta ah oo Laga Dahfuray Tuulada Nuukaay Ee Duleedka Jowhar.

0
165

JOWHAR – (Radio Isnaay) – Tartankan kubadda cagta ah ee lagu qabanayo Tuulada Nuukaay oo ka mid ah Tuulooyinka hoos yimaada Magaalada Jowhar ayaa waxaa ka qeybgalaya Lix koxood oo laga soo xulay Tuulooyinka ay jaarka yihiin iyada oo dahfurka ciyaartana ay ku tartameen kooxaha ka kala socda Tuulooyinka Bacaadley iyoTuugaarey.

Gudoomiyaha Cayaaraha ee Tuulada Nuukaay Axmed Maxamed Nuur ayaa sheegay in ujeedada Cayaarahan kubadda cagta ay uqabteen ay tahay in Sare loo qaado is dhexgalka bulshada degaanka iyo Nabadda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo  Jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here