Maamulka Tuulada Bayaxaw ee Duleedka Jowhar oo Gurmad Cuno Dalbaday.

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Tuulada Bayaxaw Nuux Aadan Axmed oo Wareysi siiyay Idaacadda Isnaay ayaa ka warbixiyay Xaalada Dadka ku Nool Tuulada waxa uuna sheegay in markale Wabiga Shabeelle uu Fatahaad ka Sameeyay Tuuladaasi.

Gudoomiyaha Tuulada Bayaxow Nuux Aadan ayaan Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Kan Degmada Jowhar ka Dalbaday in Taageero ay u Muujiyaan Dadka uu Saameeyay Fatahaada Wabiga Shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here