Hoos u Dhac Dhinaca Maciishada ah oo laga Dareemayo Suuqyada Jowhar.

0
159

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Suuqa hanti-wadaag oo ah suuqa ugu weyn Magaalada Jowhar ayaa laga Dareemayaa Hoos u Dhac Dhinaca Qiimaha Maciishada ah Waxaana Jira Faa’idooyin kala Duwan oo Xilliyadaan oo kale ay Helaan Dadka Ku Ganacsada Suuqan.

Saalax Xuseen Saalax oo kamid ah Ganacsatada Suuqa Hanti- Wadaag ee Magaalada Jowhar ayaan Radio Isnaay Waxaa uu uga Waramay Waxa keenay Hoos u Dhacaan iyo Dhaq Dhaqaaqa Ganacsiga Suuqa

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here