Dawaarleyaasha  Jowhar oo Soo Saaray Naqshado Cusub.

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Halkan waxa ay ka mid tahay goobaha lagu dawaaro Dharka isugu jira kuwa Ragga, Haweenka iyo Carruurta waxa uuna kuyaala jowhar waxana imanka muuqanaya in dadka ay laqabsadeen isticmaalka dawaarka iyada oo dhalinayarada xirfadleyda ah ee kushaqeysta dawaarka ayaa ku tartamaya Soosaaridda nashqadaha dharka ay tolayaan.

Maxamed aadan waxa uu ka mid yahay dhalinyarada baratay xirfadda Dawaarka islamarkaana ku shaqeysta waxan weydiyey dharka uu tolo Waxa ay yihiin.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here