Gudoomiyaha Tuulada Banaaneey oo Cabsi kamuujiyay Fatahaado Horleh.

0
208

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiliyadaan oo kale ayaa wabiga shabeelle looga bartay in uu biyo keeno maadaama lugu jiro xiligii deyrta waxaana walaac kamuujiyay Qaarka mid ah Gudoomiye yaasha tuulooyinka hoos yimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Gudoomiyaha tuulada banaaney Cabdullahi Ibraahim Cali ayaan wax ka weydiinay xaalada Dadka Ku nool Tuulada waxa uuna ii sheegay in fatahaada Wabiga Shabeelle ay saameysay tuulada islamarkaana fatahaada ay kaga timaado dhanka Degmada Mahadaay.

Warkaan Waxaa Inooo Soo Jeedinaya:- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here