Dhalinyarada Jowhar oo Odayaasha Dhaqanka ugu Baaqay In lasameeyo is dhexgal Bulsho

0
190

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulsho kasta waxa ay leedahay dhaqan ay kaga duwan tahay bulshooyinka kale waxa ayna ka qeyb qaataan nabad ku soo celinta dalka waa haddii lawada shaqeeyo oo Gacmaha leys qabsado.

Shariif Axmed Calasow wuxuu kamid yahay dhalinyarada Magaalada Jowhar odoyaasha dhaqanka ayuu ugu baaqay in la sameeyo is dhaxgal bulsho si Nabadda halmeel looga soo wada jeesto.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here